Qayraan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)

Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.

Qayraan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Riddo si xoog leh meel loogu tuuro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayraan

qayraansan | qayraansanaan | qayraansanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg