Qiblo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan. 2. (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiblo ↴
jaho | qiblad | qibleyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg