Qiyaas-khariidadeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(juqr.) Saamiga fogaanshaha laba barood oo khariidadda dusheeda ah iyo fogaanshaha runta ah ee uu u taaganyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiyaas-khariidadeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg