qiyaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)1. Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ama wax kale ku aaddan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiyaasan ↴
qiyaasnaan [m.f.dh]
eeg qiyaasan. ld qiyaasnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg