Qod
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Wax iswato qayb ka mid ah.
Qod
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)Qori weyn oo qalalan.
Qod
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhinac; gees. 2. Qayb; in.
Qod
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Meel duleelin. 2. Beer ka shaqeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qod ↴
ta | daab | daab | ka | yaadaddo | faag | faago | eeg | ontorro | ood |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

