Qodaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Hawl ku saabsan wax qodidda iyo falidda siiba beeraha. 2. Q. ah: dhul ku habboon beerashada. 3. Daloolinta la dalooliyo dhul.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodaal

ay | qodaal buureed |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg