Qodaxtool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nagaar yar oo qodax badan: meeshii qodaxi muddo oo laga bixin waayo baa xididkiisa la saaraa oo qodaxdii lagu soo baxshaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodaxtool


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg