Qodban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-na. -nayd)1. Wax la qodbay ahaansho. 2. Gabar bikro ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodban ↴
kelbed | qodbanaan | qodbanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg