Qolaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)1. Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho. 2. Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolaysan ↴
qolaysmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg