Qoloqolee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoloqolee ↴
qoloqoleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg