Qoloqolo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoloqolo ↴
qabyaalad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg