Qombob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.

Qombob

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax kala baxsanaa isku soo roorid engeg ama kulayl dartii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qombob

qombobid | qombobsan | qombobsanaan | qombobsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg