Qoobley
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Naasley qoobab leh oo had iyo jeer qabitimay orodka dhulka bannaanada ah. Waa daaqcune u nool kooxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoobley ↴
daaqcune | qurumoqoobley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg