qoodo
(m.dh)

Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoodo

qoodow [m.l]
Dabaggaalle; uunrays.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg