Qoone
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela. 3. Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoone ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg