Qooqaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld qarqoor¹, qarqoorid.

Qooqaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.

Qooqaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

ld qarqoor².

Qooqaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Gowriirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooqaar

qarqoor | qarqoor | qarqoorid | qooqaarasho | qooqaarid | qooqaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg