Qooqaaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooqaaro ↴
qooqaarasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg