qooqaarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqaarso

qooqaarsasho [m.f.dh]
eeg qooqaarso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg