Qooraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
Qooraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooraar ↴
qooraarid | qooraarsad | qooraarsasho | qooraarsi | qooraarso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg