qoorad
(m.l)

ld qoorasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorad

maqoorad [m.l]
ld maqooradid.

maqoorad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax maamulasho.

maqooradasho [m.f.dh]
eeg maqoorado.

maqooradid [m.f.dh]
eeg maqoorad². ld maqoorad¹.

maqoorado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-atay, -adatay)
Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).

qooradheere [m.l]
Shumbul.

qoorasho [m.f.dh]
eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg