Qooraggoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooraggoo ↴
qooraggooyo | qooraggoy | qooraggoyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg