Qoorgooye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.

Qoorgooye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoorgooye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg