Qooro

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.

Qooro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Cid dhanka hore uga imaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooro

maqooro | qoorasho | qooratee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg