qoorso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Ka q.: neef qoor ah cid ka amaahasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorso ↴
qoorsasho [m.f.dh]
eeg qoorso. ld qoorsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg