Qoriqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.


Qoriqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoriqaad

duug | qorijiid | qorijiid | qorijiidid | qoriqaadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg