Duug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax muddo badan lagu dhaq- mayey.

Duug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.

Duug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

Duug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duug

gaadaar | jaansaar | jaansaar | qaarxabaal | qaarxabaal | xagaaf | aas | abaad | abaali | aguug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg