Qorisaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
Qorisaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Dhismo iwm qori ku dedid. 2. Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorisaar ↴
qorisaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg