Qormo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo. 2. (-ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah. 3. Habka loo dejiyo qoysaska reerka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qormo ↴
qodob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg