qorraxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Qorrax isu dhigid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxso ↴
qorraxsasho [m.f.dh]
eeg qorraxso. ld qorraxsad, qorraxsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg