Qorshe qoys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal ..., m.l/dh)

1. Isticmaalka dawo si loo dhimo ama loo kala dheereeyo dhalashada ilmaha ee qoys. 2. Habab ka hortagga dhalmada oo ay bulsho ama dal uu ku dhaqanto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorshe qoys


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg