qoryee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)

1. Wax qori ku mudmudid. 2. Qof hadal ka raadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoryee

qoryayn [m.f.dh]
eeg qoryee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg