Qosolgariir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.

Qosolgariir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qosolgariir

qosolgariirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg