Qotin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Xubin kasta oo ka mid ah qalab danabeed taas oo sii daysa ama jiidata elektaroonno ama saldanabsideyeyaal kaleba. Qotinka waxa kale oo lagu isticmaalaa leexinta saxarrada saldanabaysan iyada oo la adeegsanayo falka badadda danabka nagi ee qotinku dhaliyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qotin

ogsidhayn | unugga Daaniyal | ayoon-taban | ayoon-togan | danab-soocid | fallaadho-qotin-tabane | laba-qotinle | moqotin | qotintabane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg