Qoto-ekeeye

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda hoosteeda ah oo guntoodu isku dherer tahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoto-ekeeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg