Qotome

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qotome

ligane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg