Qow-weyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Bohol weyn oo hoos u qodan oo leh dhinacyo dhadhaabeed oo tiiro toosan leh. Waxaa badanaa sameeya tog mara dhul oomane ah o gooya dhadhaabaha jilicsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qow-weyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg