qubee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -beysay)

U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubee

cuqubee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cid nabsiyid.

qabee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -beysay)
ld qubee.

qubeyn [m.f.dh]
eeg qubee. ld qabeyn, qabeys, qubeys.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg