Qubleey
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo Xeebta iyo Jubbada Hoose; waxaa laga sameeyaa dheecaan geed; maanyo, manyiikay; libin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qubleey ↴
waaray | libin | manyiikay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg