Libin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.

Libin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Guul. Guul

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga libin

waaray | baasho | guul | maanyo | manyiikay | qubleey |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg