Qudde
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)1. Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado. 2. ld qunde (2). Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qudde ↴
qarsin | qorequdde | quddee | quddeyn | qunde |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg