Qudunquuto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shimbir qooleyda xoogaa ka weyn, leh midabbo kala duwan, gafuur dheer oo soo yara godan oo guduudan. ld qudunquute, quudquuto, quutaquute, quutaquuto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qudunquuto

qudunquute | quudquuto | quutaquute | quutaquuto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg