Qudur

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Q. ah: nin aad bakhayl u ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qudur

qudurad | quduro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg