Qulqulad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Rabsho nabadda iyo xasilloonida wax u dhinta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulqulad

rabash | rabash | khalkhal-birlabeed | qalaanqal | qalaanqal | qulquladayn | qulquladee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg