Qumanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumanyo

qumayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg