Qumbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)1. Geedka naarjiinka. 2. Miraha geedka naarjiinka. 3. Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga. 4. (-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumbe ↴
laflay | qunbe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg