Qummaati
Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; toos.
Qummaati
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof tilmaan toosan siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qummaati ↴
fajo | qummaatid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg