Qun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uman, m.l)1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.
Qun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.
Qunbe*
Qunbe waxaa lagu shubaa subaga xoolaha waxaan laga sameyey maqaar afka hore wuxuu Ku leeyahay 3qorey isdhaaf ah ama 4qorey
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qun ↴
aal | naarajiin | qaarjeex | taagso | dhuuntow | durqun | luqun | luqundhejis | luquninaatow | luqunjab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg