Luqun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-umo/-qmo, m.l)Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luqun ↴
laab | gaadaami | gaadaan | caal | jaamojoog | saabley | afdhuubyaale | barkadhac | caali | daloolin cad-hunguri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg