qunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Xoolo iwm meel u kaxaysasho. 2. Dan, arrin iwm meel marsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunso ↴
qunsasho [m.f.dh]
eeg qunso. ld qunsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg