Quraanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quraanyo ↴
quraanjo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg